Barashada Peachtree

Barshada Peachtree

6-Maanta casharkeenu wuxuu noqonayaan sida loo tirtiro Company hadaba si aad u aragtid meesha uu companygu ku jiro waxaad tegay
File -previous company- magaca campanyga la tirtirayo”daaqada cusub ku fur”

Si aan u aragno meeshuu computerka kayaalo waa inaan tagnaa Maintain-company information”waxaad eegtaa Meesha ay ku qorantahay Directory  waana Meesha uu computerka ka yaalo. Waxaan xidhayaa, waxaategayaa Start ka bacdina waxaad sii tegay my computer.markaa waa inaan folderada isdabayaala ee laga bilabayo C\Program Files(x86)\Sage Softwere\Peachtree\Company\magaca compnyga aad directory kusoo aragtay aad raacdaa markaa waa inaad halkaaayaa anigoo shift haya Ayaan delet taabanayaa si uu gebi ahaan uga saaro Meesha.
7-sida loo soo saaro chart of accounting
List—chart of accounting
 Hadaad rabto inaad Excel ka dhigto waxaad tegay Send- excel-new waa mid cusub. Add… waa mid hore oo jiray-ok

8-      A-marka aad DEPOSIT samaynaysid wuxuu saamaynayaa labo account oo ah sida tan
Checking account
             Isse Mohamed, Capital
   1-Task---Genral Journal Entry.
Markaas baad buuxuuxinay meelaha banaan .
Checking account 35000
             Isse Mohamed, Capital. 3500
 hadii aad ka waydid acoun kamida acounyada meesha ku jira sida isse mohamed capital  fadlan qaybtan iska xidh oo waxaad soo furtaa
2-Maintain---chart of accounting-  Account ID  soo fur oo ka dooro  Awners Contributionka dabadeedna magaca ka badel adigoo ku qoraya dhanka description ama  waxaad kala soo baxaysaa acoounka aad u bedelaysid halka ay ku qorantahay description waxaad ku qoray m,agaca aad u bixinaysid ka bacdi save and close. Hadii aad markaad samaynaysay Companigan aad soo dooratay Bach oo la micno ah inaad adigu si manual ah aad u boos-garaysid waxaad tegay
3-Task—system---post. Ka bacdi tickta saar all general oo dheh ok markaad soo boosgaraysid si aad u aragtid Balance-sheetkaaga waxaad tegay Report and forms-Financial Statement-standard Balance-Sheet-Ok
10-  Hadii aad rabtid inaad acounka wax ka bedbedashid ama aad wax ka tirtirto xisaabta ku qoran waxaad marka ugu horeysa tegaysaa
Task----jeneral journal entry----list—(fanaxda yar ee status ka dooro) both ---kabacdi lacagta click baad ku siinaysaa, ka bacdi ka bedel waxaad rabto , ka bacdi save ahadna close.
Si aad u eegtid isbedelka ka dhacay account waxaad tegay balance-sheetka  adoo stepyadan raacaya.
Reports & forms → financial statement→  <standard> balance sheet→ ok
FG halkan lagtigeeda wax waad ka bedeli kartaa adigoo laba jeer ku dhufanaya lacagta aad rabtid inaad bedeshid. Kabacdi waxaad falaadha dulgeynaysaa Meesha aad rabti inaad wax ka beddeshid markay diiradu kusoo baxdo ayaad labao jeer ku dhufanay oo ad ku qoraya lacagtii aad rabtay inaad ku qortid meeshaa.Save and Close.

11-  7-Paid cash for chairs and carpets  (property and equipment) for the waiting room, $850.  CK#. 1000
Kuraas iyo roog lagu soo gatay lacag dhan $850  ayaan rabnaa inaan diiwaan gelinao markaa accountada ay saamaynayso waa


Property and Equipment     dr
              Checking account c r
Task→   jeneral journal entry…..
Hadaba qaab cusub baa loo tegi karaa kaaso ah inaad taabato Alt ka bacdi akoon kasta xarafkiisa hoos buu ka xariiqayaa tussale waxaa tegeynaa jeneral journal (Alt+k+g) baa ku tegi kartaa. Kabacdi dooro bisha maalinkay ahayd. Refer: waxaa noqonaya jeega magiciisa CK#1000
F.G account:waxaa soo barangay inaan klick ku siino oo halkaa akoonada ka baadhno manta waxaan baranaynaa si kale aan ugu baadhno, adoo taabanaya Shift+? Shifti iyo calaamd su’aal. Kabacdi waxaad ka dooranaya labad account oo kala ah.
Property and Equipment   850 
              Checking account 850 
Save and close markaa ogow dhacdadan wali lama post gareen hadaad rabtid inaad fiirisid waxaad manue sare ka dooranaysaa List, fanaxda yare sare ee status waxaad ka dooranay unposted waxaa so baxaysa kuwa aan la boosgareen. Hadaba si aad u bostgaraysid waxaan raacaynaa labo wado midkood. Mid waa soo baratay oo wuxuu ahaa 
Task→ system→ post→ OK  lkn waxaan isku dayaynaa habkale oo ah sidatan 
Reports & forms→ financial Statement→ <standard> Balance sheet, markaasuu ku waydiinayaa inaad post garaysid,Yes hadana ok baad taabanaysaa
12- 9 bisha bought a photocopier from hilal office equipment (office equipments) paying $650. CK.# 1001.
Marka ugu horeeysa waxay saamaynaysaa labo account oo kala ah 
Property and Equipments                    dr
          Checking Accounting                           cr
Waxaad soo gadatay alaab fixed asset ah gaar ahaan photocopy qiimaha uu ku kacayna ah 650 doolar. Maanta waxaan isticmaalaynaa shortcut.
Alt+k+g si aad ula soo baxdo account property and Equipm waxaad ku qoray 1050 waxaa kusoo baxaya acounkaas markaa ku dhufo enter
Si aad acounka kale udoorato ku qor 1020 kabacdi enter. Hadaad rabto inaad post gareysid waxaad tegey alt+R+F kaasoo ah financila accounting meesheeda inaad galaysid ka bacdi ka ugu sareeya labo jeer ku dhufo markay kusoo baxdo “post” ok ku dhufo.
13- 17- sold professional service for cash,  $2000,Rv#(1h=$100, i.e. 20h*$100).
lacagtan waa faa'ido laga helay shirkad loo shaqaynayey tusaale ahaan anagoo ah shirkad auditka ka shaqaysa ayaa shirkad kale naga codsatay inaad xisaab xidh usamayno. shirkadaas halkii saacba waxaan ugu khidmaynaynay $100 anagoo shawsha u haynay mudo 20 saacdood ah. akoomada ay saamaynayso waa lacag nasoo gashay=cash on hand kaas oo number ahaan ah 1010 iyo khidmad aan samaynay oo ah=professional Fees kaas oo numbar ahaan ah 4000.
Steps
Alt+k+G taaso la micno ah qof doortay Task→ General journal entry→ waxaad qoray taariikhda lacagta iyo Refrensigeeda oo ah Rv#1. → 1010 cash on hand           2000 
        4000 professional fee                2000
hadaad rabto inaad fiiriso qaabkay usaamaysay financial statement waxaad tegay Reports & forms→ financial statement→ labada midkood waa booqan kartaa kuwaas oo kala ah kan koowaad <standard> balance sheet ama kan 7aad ee <standard> income statement, "in shortcut" Alt+R+F markaas baad kala dooranay balancesheet ama income statement, hadaba marka income statement geshid oo aad markuu boostiga ku waydiiyo aad yes tiraahdo ayaa daaqad kale kusoo baxay waxaad tickta ka qaaday meesha ay ku qorantahay show Zero amount taaaso ah ma soo muujiyaa akoonada zero-ga ah. hadii aad ilowdo oo aad gasho oo aad aragtid akoono badan oo zero ah oo meesha taxan, waxaad ku dhufanay dhanka sare ee munue waxaa jira meel ay ku qorantahay Options  halkaa tag tickta ka qaad (Show Zero).
F:G  wali mays waydiisay maxay tahay xisaabaadka kale ee boqolayda ah ee kaga baxaya income statement…?
waa qaybin  …..wuxuu hooseeya ka dhigayaa lacagta professinal feeska buu mid walba hooseeya uga dhigayaa tusaale kuwa sare 2900/2900*100= 100. salary Expens 960/2900*100=33.10 taasoo la micno ah 100 doolar ee isoo galayba 33.1 waxaa lagu bixiyey mushahar…..iwm
14. 24- sold professional service for cash,  $900,Rv#2 (1h=$100, i.e. 9h*$100). 
F:G waxaan la raacayaa stepyada aan kaga soo hadalnay dhacdadii tan ka horeeysay kaliya waxaa layara bedelayaa taariikhda oo ah 24 bisha iyo Refrence oo ah Rv#2.
15. 30 Receive and paid the telephone bill which included Installation charges $ 80 Ck# 1002.
qaabka loo diiwaan galiyo hadii shirkadu bixiso kharash waana labo kharash oo kala ah hadalka telefoonka iyo xidhxidhida markaa Utility account la yiraahdo buu saamaynayaa. Acount utility waa expense waxaan hoos taga acountayada kala ah sida kharashka telefoonka, biyaha, internet, korontada iwm. Hadii uu yaryahay lacagta lagu qorayo lkn hadii kharashku badan yahay maamulka shirkaduna ay doonayso inay mid walba dabagal kusamaysnaso waxaa qasab noqonaysa midkasta in akoon gaar ah loo sameeyo.tusaale ahaan telephone expenses aacount….
waxayna kala saamaynaysaa labadan acount 
6400 Utility Expenses         dr
       1020 Checking Account     cr

16. 30. Receive and paid the Electric Bill,$120 Ck#1004 
Dhacdadan waxay la midtahay dhacdada 15aad maadaama ay isku mid yihiin dhanka kharashnimo oo mid kasta ay tahay kharash lkn waxay kula duwanyihiin Refrence oo kaliya lkn qaabkii aad soo martay markii aad diiwaan galinaysay 15aad ayaad tanna u diiwaan galainaysaa.
17 30 paid the Office rent for the current month, $200, Ck# 1006.
maanta waxaan diiwaan galinaynaa Dhacdo la xidhiidha diiwaan galinta kiro la bixiyey oo ahyd 200 doolar.
waxaynu kukala qoraynaa labo account oo kala ah
6300 Rent Expenses          dr 200
              1020 checking account   cr 200. 
Dhacdadan waxay la midtahay dhacdada 15aad maadaama ay isku mid yihiin dhanka kharashnimo oo mid kasta ay tahay kharash lkn waxay kula duwanyihiin Refrence iyo Account ah rent expenses maadaama kii hore uu ahaa utility Expenses lkn qaabkii aad soo martay markii aad diiwaan galinaysay 15aad ayaad tanna u diaan 
18 30 paid the salary of the Receptionist, $960, Ck# 1008.
maanta waxaan lacagtii siinaynaa recepshanka qof ka shaqeeya,  madaama uu shaqaalo yahay markaa lacagta aan bxinayno waxay noqonaysaa kharash qarashkana waxaa loo diiwaan gelinayaa sidii aan u diiwaan gelin jirnay. kaliya waxaa iska bedeleya Reference iyo accountka kharshka ah oo layiraahdo salary expenses
laba accoun buu saamaynayaa oo kala ah
6000 salary expenses   960
      1020 checking accunt      960.
maadaama aanu salary Expense ku jirin meesha, ayna isku micno dhowyihiin wage expense waa inaan bedelnaa wageka, markaad dultaagantahay wage Expense waxaad ku dhufanay dhanka hoose meesha ay ku qorantahay New, waxaa kusoo baxaysa meel ay ku qorantahay Account ID___ku qor tirada sida 6000,    kabacdi xaga hoose ee ay ku qorantahay Descriptionka ka badel oo waxaad ku qortaa Salary Expense markaas save and new click ku dheh, close dheh. godkii hadaad ku qortid 6000 waxaa kusoo baxay accounkii oo magacii salary qaatay. 
19-Isse Mohamed withdrew cash for personal use, $1200, Ck# 1009.  
dhacdadan waxay la xidhiidhaa, hadii qofka shirkada leh uu lacag la boxo sidee loo diiwaan galinayaa….
dhacdan waxay magaca mulkiilaha ay weheliso drawing...tusaale 
Isse Mohamed, Drawing     1200
     1020  checking accounting           1200     
F:G wali accounka drawing ma aynu abuurin, markaynu abuurno baan numberkiisa garan karnaa.
markaad (Alt+k+g) timaado General Journal Entry oo aad soo saxato taariikhda iyo Refrence No. waxaad tegey 3930 awners drawing- qaabkii loo bedelayey samee… adigoo dhanka hoose ka eeganaya New kabdina waxaa kusoo baxaysa meel ay ku qorantahay Account ID___ku qor tirada sida 3930,    kabacdi xaga hoose ee ay ku qorantahay Descriptionka ka badel oo waxaad ku qortaa Isse Mohamed Drawing markaas save and new click ku dheh, close dheh. kabacdina dib ugu so noqo Genral journal entry adigoo isticmalay 3930 acounka ah o magicii bedelanyahay. 
20- Back-up  samayn iyo Restore
file→ back up, meesha ay ku qorantahay Include my company name in….tickta saar si markasta compnigii aad hore u dooratay uu kuugu shubo, si shortcut ahna waa ka bacdi sii taabo backup ka bacdi waxaad sammysaa meeha backuppkaa laguu dhigi lahaa ka bacdi ok. Ctlr+B Restorekana Ctrl+R restoreku waa wax aad meel dhigatay inaad dib uga soo ceshato. waxaad ku dhafanay shortcutka ama waxaad tegay file kabacdina restor ka bacdi waxaad riixay Restor kabcdi meesha ay kuu taalay folderka  ka bacdi Open→ next→ labada amar midkood isticmaal oo kala ah kampany hore ugu jiray tusaale hadii compnaygu hore computerka ugu jiray iyo in hada lagu shubayo oo uu cusub yahay…→ next→ compnany data tickta iyadoo saaran next→ finish.
21-daabacada reportyada aan mudooyinka soo baranaynay.
Report & forms → financial statement→ labada mid (income statement ama Balance sheet) gal→ Menue ka dooro Print ama PDF amase Excelka aan waxyar faahfahino excelka, markaad excelka keento waxaad iska tirtiraysaa wixii aan curent month ahayn adigoo helayd gareynaya inta kale kabacdina Delete kusmaynaya kabadi Ctrl+P meesha letter ka door A4 isla meeshaa page setupka meshuu ku qoranyahay ee hoose tag, Margins ka dooro ka bacdi Horizentally tickta saar si waxaad qortay dhexda uga soo muuqdaan, bacdi print dheh.
22-hadii ay khasaaro ay gasho sidee xaalku noqnayaa, hadii uu khasaaro galo applicationka waxuu isticmalaayaa Net income taasoo khasaaraha loo isticmaali karin iyadoo loo isticmaalayo Net Loss markaa qaabka aan uga dhigi karno waa labo hab.
habka 1aad, waa inaan ku daabacnaa Excelka ka bacdina ku Net income aan k tirtirnaa oo ku bedelnaa net loss.
habka 2aad, waa waa hab aadan ubaahan doonin inaad mar walba wax ka bedesho adigii isticmaalaya statementiga ah Net income<Net Loss> taasna waxaad samayn kartaa adoo tegeya menue dhanka sare ka dooro Design labo jeer muuska guji dhanka bidix,halka ay ku qorantahay Text ku qor Net Income<Net Loss> kabacdi Ok taabo,kabacdi safe dheh,report name:shirkada magaceeda Income Statement baad ku qoraysaa. ka bacdi save sii dheh, close dheh. hadaad reportkaaga eegto waxaad ku arkay acounka aad wax ka bedeshay oo baanad qaabkeeda dusha loog qoray.
sidoo kale marka aad balance-sheetka meeshii net income waad bedeli kartaa adoo qaabka kale ku qori kara. isla qaabkii baad raacay hadaad magaca kuu muujin waayo waxaad dul tegay meeshuu acounku ahaa, sida yacnihii capitalka acountkiisa 3aad ee dhanka hoose. labo jeer muuska dhanka bidix ku dhufo,Header Text meesha ah waxaad ku qoray Net Income<Net Loss> ok → save kuqor magaca shirkada oo la socoto balance sheet. → save → close. waxaad ku arkay islabaanadii.     
23- markaynu kharshka aynu qoraynay waxaan dooranaynay inaan ku bixinay kharshak qaab check ah gaar ahaan checking account. hadab waxaan so dhiganay inagoo General journal kasoo galinayna qaabka transectionka uu u dhacay mantase waxan baranaynaa labo hab oo check loo qoro marka qarshaka la bixinayo.
Habka 1aad….
Task→ write check hadii aad aad checking account aad ka bixisay wuu kuu dooranayahaye Ok sii dheh lkn hadii cash on hand aad ka bixisay dooro oo ok dheh. hadaba inagu Check baan diirada saaraynaa. 
dhanka sare Check Number waxaad ku qoray numarka cheka ama refrencega, cash account waxaad ka dooranay meeshaad lacagta ka bixisay(maadaama aan soo dooranay cheking account, isaga ayaa inoo yaal halkaas). vendor ID___ meesha diirada yar ku dhufo kabacdina New sii taabo si aad shirkada u diwaan geliso. vendor Id: waxaad gashanay magac ama number, Name: magaca shirkada, hadaad rrabto faahinta shirkada meeshaas soo buuxbuuxi lkn inta ugu muhiimsan waa Expense Acount __ oo aad k dooranaysid accounka expensiga uu ahaa, kasoo qaad inuu ahaa Utility Expenses 6400 ID ahaa  ka bacdi dheh Save si shirkada aad u save garayso, Close dheh. hada hadii aad fiirisid meeshii diirada yar waxaad ku arkay inay shirkadii aad hada samaysay ay ku jirto, click kusii si ay usoo gasho. meesha memo waxaa ku qoraynaa faahfaahin yar oo ah sababta aad u bixinaysid. calaamada dollar sign ku qoranatahay waxaad galinaysaa lacagta aan bixinay, (hadii aad rabtid accouno badan inaad lacagtaas ku shubtid dooro split e dhanka hoos oo ku kala qor accounadaas. ok dheh markaa) dhanka sare Save dheh hadana Close. 
Habka 2aad: waxaad kale oo aad tegi kartaa dhanka bidix mesha ay ku qoranatahay Banking ka bacdi dhanka sare waxaa ku arkaysaa Write Checks ha mar guji oo kasii dooro new check ka bacdii shirkadii ka door oo habk sare oo kale ku dabakh.
24 fahmida qaabka uu programkan u shaqeeyo iyo sida uu khaladaadkakaaga qaban karo waa qaab iska fudud oo ah hadii xisaabaad aan isleekayn aad galisay uu soo booday oo uu ku dhahayo waxbaa kaa khaldan.
25.. isla qaabkii baa la sharaxayaaa
26-qaab aan ula tafaauli lahayn dhacdo oo noqnoqonaysa hadaba waxaa lagayabaaa hal dhacdo inay soo noqnoqoto wax kabadan Hal jeer  labo hab baa la isticmaali karaa in bil kasta si caadi u diiwaan galisid ama inaad caawimaad ka heshid computerka oo isagu kuu qabto.hadaba dhacdada ad rabtid inay soo noqnoqoto baad tegay gaar ahaan Genaral journalkeed ka bacdi dusha sare ee menue baad ka tegay batoonka la yiraahdo Recure waxaad helay daaqad yar oo ay ku qoranatahay alternitifyo badan, waxaad dooranay Monthly ama hoos baad tegay waxaad ka dooranay bilaha ay bilaabanay ilaa bilaha ay ku eegtahay. amase meesha ay ku qorantahay End after___ occurances baad ka dooranay inta bilood ka bacdina Ok baad tabanay save. ka bacdi period ka bedel oo eek inay si caadi ah u qaadatay amarkii adigoo ka beli kara meesha ugu horaysa ama bageka ugu horeeya ee Daceasy. dhanka sare waxaa ku qoran period baad gujinaysaa kabcdi kan ugu sareeya kan ku xiga baad tegay oo aad ok dhahay waxaad sii dhahay NO. kabacdi waxaad dooranaysaa Report and forms  ka bacdi financial statement kabcdi income Statement ok waxaa kusoo baxay bisha aad joogto oo wax dhacdo ah aan jirin marka laga soo tago kii aad tir bilkasta hasoo noqnoqdo. siaad u eegtid prepaid Expense waxaad tegi kartaa Balance sheetka.
27-sidii aan usamayn lahayn Username ama Password si aad khatar isaga ilaaliso.
waxaad tegaysaa Maintain→ Users→ setup security...meesha ay ku qorantahay Show waxaad ka dooranay Users in this company…..hadii aanay jirin wax Users ah waxaad tegay, New Users. kabacdi USERNameka waxaad ka dooranaysaa magaca lkn ogow kan ugu horeeya waa admin waana khasab sababto ah Users waaa kii sii maamulaayey, kabacdi password isugu jira xarfo iyo numbaro baa lagaa doonayaa kuwaas oo aan ka yareyn 7 xaraf kabcdina save baad dhahay close. si aad u hubiso waa inaad companyga ka baxdaa adoo tegaya file kabacdina open company daaqada No dheh si companygu u xidhmo. companygii halka kusoo baxda ka dooro, ok markaas buu ku waydiinayaa password.
si aad Usero kala duwan usamaysid waa inaad soo raacdaa talaabooyinka soo socda, waa inaad maskaxda ku haysaa in userkaasi aadan u ogolayn qaybo companyga ka mida tusaaale waxaan u ogolnahay oo kaliya qaybta custumerka oo kaliya waxaan tegaynaa meeshii hore ee maintain kabacdi Users kabacdi setup security kabcdi meesha ay ku qorantahay show waxaad ka dooranay Users in all Company, dhanka midig waxaad ka dooranaysaa New User. ka bacdi waxaad qoray magaca iyo passwodka aad siisay, ka bacdi waxaad tegay qaybta hoose waxaadka dooranaysaa hadba inta aad raabtid inuu aki karo waxna ka bedeli karo, tusaale inagu waxaan dooaranaynaa SELECTED access kabcdi save. waxaa kusoo baxaysa daaqad kuu sheegaysa meelah qof aad la rabtid iyo meelaha aanad la rabin inaad siiso maraka dhanka mid ee sare meesha ay ku qorantahay Full Access ayaad ka dooranay NO ACCESS ka bacdi lixda meel ee dhanka bidix waxaad ka dooranaysaa meesha aad la rabtid inuu wax ka bedeli karo, adigoo ka dhigaya full access inta kale click baad ku siinay dhanka midig xageeda ugu saraysa ay ku qorantahay full access baad waxaa ka  dhigaysaa No Access.ka bacdi waad ka baxay si aad u hubiso in talaabadii aad qaaday uu si saxa u dhaqan gakay adigoo qaabkii hore oo looga bixi jiray samaynaya. waxad ku arkay meelo fara badan oo ah none-active. hadii aad rabtid inaad tirtirtid waxad ka tirtiri kartaa dhanka Adminka ...markaad soo gashid waxaad kasii dooranay alt+M++U+S si aad u tagtid User list ka bacdi magaca ku dhufo Delet kasii tag yes dheh, sidoo klale adminka click kusii delete dheh.   
28-sida loo sameeyo xisaab xidh, marka xisaab xidh la samaynayo waxaa la xidhayaa accounada loo yaqaan temporary account oo ah income statement. hadaba acounka xidha income statement waa Retained Earnings numbar ahaan 3910,waan marka corporate shirkad ah laga hadlayo lakin hadii ay tahay sole propeirtship ama partinership waxaa la yiraahdaa profit and loss account, markaa hadii aau ku qornayn waxaa haboon inaad sidaa ugu qortid meesha ah Description lkn Account typkiisa waa inuu ahaadaa Equity-Retained Earnings.
F:G. Retained Earnings ama Profit and loss account waxuu kuu qabanayaa waxa uu qabanayey income summary. income summary oo Peachtree waa Retained Earnings ama Profit and loss. qaabka loo xidhayo oo uu samaynayo programku waa sidan
expenses         dr
                    revenue             cr
hadii revenue uu badanyahay waxaa soo baxay Net income markaa capitalka baa lagu xidhayaa
hadii uu khasaaro jiraan ama Expense uu ka badanyahay Revenue "Net loss" capitalka baa markaa laga jarayaa. faa'idadana waxaa lagu kor Capitalka 
29-bisha so dooro xaga sare tag oo periodka kasoo dooro ilaa 31 december kabacdi si loo xidho xisaabta waxaa la tegayaa Task → System→ Year-End Wizard ka bacdina nex baad dhahay fiscal and payrll tax year ka dooro next dheh,hadii ay aad rabto in print kasamaynaysid next hadii kale meelaha tickta ka qaad adoo taabanaya check none,next dheh, hadaad rabto inaad acounada oo fiirfiirisida waxaad ku dhufan kartaa Internal Account Review hadii kale Next dheh, waxaa qasab ah in backup la qaado,sababtuna waxay tahay meesha next activ maha lkn markaad backupta samaysid wuxuu noqonaysaa activ, si aad backupta  u qaado ku dhufo meesha ay ku qorantahay Backup ka bacdi tickta waxaad saaray Include company name…. ka bacdi backup ku dhufo, ka dooro meesha la dhigay fileka kadibna save dheh.Ok dhehka bacdi Next. waxaad ka dooranaysaa Next fiscal year ka bacdina Next dheh.hadana Next dheh, hadana Begin Close kabacdi finish baad dhahaysaa. waxaad eegay Income statementiga wax xisaab ah kuma jiraan hadaad eegto dhanka Balance sheetka waxaad arkaysaa in accountkii Net incomeka ku qornayd uu ka wareego oo uu ku wareegay account loo yaqaano Profit and Loss account.
hadaba hadii uu jiro lacag faa'ido ah profit waxaa lagu xidhayaa capitalka hadii uu jiro drawin iyana waxaa lagu xidhaya capitalka markaa waxaa lasamaynayaa labo dhacdo oo kala gedisan, mid waa net income oo kabitaalka lagu darayo midna waa drawing oo kabitaalka laga jarayo.
Task→ General journal Entry, hadaad eegto sanadkii ama taariikhda General journal iyo meesha period waa isku mid, waa isleeyihiin.
si aad wareejinta u bilawdo gaar ahaan profitka 
3950 profit and loss   dr
                      3920 Isse, capital              cr ok dheh
hadaad eegto waxaad arkay acount oo meesha ka baxay iyo isse capital oo siyaaday.
waxaa xiga Drawing oo laga jarayo capitalka ilee waa hanti uu qaataye 
3920 Isse Captal             dr 

                 3930 drawing                          cr ok hadaad dhanka sare Repot meeshay ku qorantahay tagto oo aad kasii doorato, <standard> Balance-sheet oo aad eegto drawing waxaad arkay in lacagtii laga jiray capitalka qaabkaas waa markay faaio tahay hadaba casharka xiga waxaan ku baranaynaa marka khasaaro timaado qaabka loo xidhayo
30-khasaaraha sidaan ula macaamili lahayn oo aan xidhi lahayn waxaad tegay 
Task→ System→ year end wizard→ next→ check none, next→next→backup→backup→save→ok→next→next→next→nex→beging close→finish. markaa waxaad arkay in lacagtii Income statement laga wareejiyey oo balance-sheet loo raaray gaar ahaan acount net income hadaba sidii aan net incomka u xudhilhayn waxaan isticmaalaynaa Accounada lagu xidho, haduu faa'ido tahay hore baan usoo dhiganay hada waa khasaarihii. 
Task→General Journal Entry
3910 Isse, Capital   dr
                           3920 profit and loss  cr save→close
  waa inaan xidhnaa drawing isna 
3920 Isse,capital.                  dr
                        3930 Drawing                        cr save→close

31- Hadii ad si khald ah aad wax u galisay aadna rabtid inaad dib u saxdid khaladkii aad samaysay, marakaa laba meelood baa dib looga sixi karaa:-
A- waa adigoo tegaya Report and Form→balance-sheet ama Income statement→ok→acounka ay saamaynaysay click kusii→dhacdada click sii sii halkaas waxad ka bedeli kartaa 1-refrence. 2-taariikhda. 3-acounada. 4-lacagta→ ok→close
B-hadii kale waa adigoo taga  Task→General joornal→ lista, xaga sare buu ku yaalaa, waxaa kusoo baxaya Refrence markaa labo jeer click kusii hadba kaad rabto oo halkaas ka bedel ka bacdi save→close.

hadii aad doonaysid inaad tirtirto acounkaas , waxaad ka tegay labadaas midkood ka bacdi waxaad gu jinay Delet oo xaga sare ku yaala→yes→close taaso ah in gabi ahaaan meesha laga saaray iyo macaa saamynteeda.
32- wuxuu macalinku sharaxayaa hadaad taariikhda ka tagto inaanu savgaraynayn applicationka
33-khaladka dhanka acounada. sida adigoo acounkii kasoo taga….iwm
34-khalad dhanka lacagaha an balance ahayn sida adigoo mid asoo tegay ama si khald ah u galisid…
35-khaladka ugu danbaya waa adigoo farqi yar sameeya tusaale adigoo penny yar ku dara
36-hadii shirkadu isticmaalaysay apliccation hore laakiinse aanay ugu qornayn Peachtree qaabka la samaynayo ama aanay lahayn system oo ay kaa codsadeen inaad u samaysid nidaam cusub waa inaadan zero kasoo bilaabine aad mel ku diyaarsataa ka bacdina aad halkaa kasii amba qaadaa 
37-waa isla casharkii hore lasii wadayaa iyadoo lagu qori doono accoun walba iyo xisaabtiisa waxaan tegaynaa 
Maintain --Chart of accounting--account Beginning Balance 

kabacdi waxaad raadisaa bisha aad xisaabta ka bilaabayso soona dooro oo OK dheh. kuwa kuu samysan kuu buuxbuuxi lacagta. kuwa aan ku jirin waad abuuray adigoo shaxdan dhanka sare ka dooranaya New ka bacdina fanaxda yar adigoo soo furaya haduu asad ahaa waxaad ka dooranaysa assetka dhexdisa adigoo xitaa acounka aad dooratid ka bedbedli kara magiciisa. accoun kasta aad soo samaysid si direct ah ayuu shaxda usoo galayaa. meesha Description waxaad ku qoray magac aad rabti inuu kuugu soo boxo. hada marka Capitalka waxaad  aad macaga ka bedelaysid waxaad sidoo kale aad ka bedelay Account Typ: adigoo ka dhigaya Equity Doesnt close.ok.

Comments