Barashada Quickbook


QUICKBOOKS


Company Menu- GENERAL JOURNAL ENTRY

1.       Daynta aad dadka ku leedahay 2
1-company menu- 2,make general journal.  
A/R 
                                                    opening balance Equity

2.       Daynta ay dadku nagu leeyihin 3
1-companay. 2-make general journal.
opening balance Equity     dr
                                                       A/P   cr

3.       qaabka loogu kala magacaabo Equity magacyadooda 4
1-company, 2- make general journal.
opening balance Equity
                                                magaca qofka

4.       Sida loo soo geliyo dad kale hantiilayaashii hore 5
1-company. 2- make general journal.
khasnad/bank
                                                 dadka magacyadoodii

5.       sida hanti maguurta ah ee lasoo gatay loo qoro 6
1-companay. 2-make general journal.
Alaabtii lasoo gatay  dr
                                                   khasnada
6.       qaabka loo qoro kharashka  13 B
1-company. 2- make general journal.
Expenses
                                                  khasnada

7.       sida loo xadido daynta uu macmiil qaadanayo 14 C
1-company. 2- make general journal.
a)-name:- ku qor magaca(set up). B)-customer. C)-ok.
D)-payment setting. E)-credit limit

8.       Dadka amaanada kuu dhiibta 20
1-company. 2- make general journal.
Deposit A/P (waxaad ku set up garaynay. a)-other current liablity.
 b) continue. c)-save and close)
Deposit
                                                  Deposit A/P

9.       amaanada qaabkee ugu celinay 21
1-company. 2- make general journal.
Deposit A/P
                    deposit (magaca iyo faahfaahin u raaci)
Customer Menu
1.       Cash wax kusoo iibsasho 9
1-customer. 2-inter sales receipt.(jobcustom: magac gataha, sales No:-refrence.items:alabta ku xaraysan, quantity: inta xabo, rate: lacagtaad ku gaday)

2.       markaan alaabta ku gadayo amaah ahaan 10
1-customer. 2-create invoice(job custom: magaca qofka, quantity:inta xabo, item code: alaabta kuu xaraysan)
3.       marka amaahdii laguu keeno 12
1-customer. 2-receive payment (received from:magaca. Payment amount: lacagta uu bixiyey. Refrence: tixraaca lacagta, save and close)

4.       Daynta oo la xadido 14 A B
a)1-customer. 2-create invoice(job custom: magaca macmiilka adigoo diiwaan galinaya  waa inaad doorataa (set up),. 3-payment settings, credit limit, ok)
B)1-customer. 2-customer center. 3-new customer and job. 4-new customer (customer name:-magaca cust...payment settings: lacagta la ogolyahay

5.       Qiimo dhimis oo aad macaamiisha u samaysay 15
1-customer. 2-receive payment(received from:magaca. Payment amount: lacagta uu bixiyey. Refrence: tixraaca lacagta,  xaga sare waxaad ka eegtaa discount and credit(amount discounted:-L. Ladhaafay, discount account: magaca khaanada ay galin doonaan lacagtaad dhaaftay, set up taabo, account type: waa acounka aad rabto inaad hoos galiso sida expenses
6.       Ogaanshaha dhaqdhaqaaqa macaamiisha 16
1-customer. 2-create statement.( statement date: taariikhda ad daabacaysid warqada. Statement period: wakhtiga. Select customer, one customer:- halkaa kala soo bax kustomerka aad rabto. Show invoice items detail on statement, preview

7.       Sida qof kasta oo lacag lagu leeyahay loo arko 17A
1-customre. 2-cusomer center( dhinaca bidix baa laga arki karaa, lkn habkan discountigii aad samaysay masoo saaro
8.       sida macmiil looga saaro liista macaamiisha 25
1-customer. 2-customer centure. 3- edit menu. 4- make customer job in activ(fg qofku hadii aad wax isku lahaydeen, waxba kaa tirtirmimaayaan)
9.       sida macmiil loogu soo celin lahaa liista macaamiisha 27
1-customer, 2-customer centre.(xaga sare ee ku qorantahay active customer ka dhig  all customer, ka bacdi ka qaad tikta amase muuska dhanka midig kabacdina dooro" make customer job activ.)









Other transactions
1.       qorida alaabta kutaal 1
1-list. 2-items list. 3-inventory party. 4-items ama ctrl+N
2.       soo gadasho alaab kaash ahaan 7
1-banking. 2-write check.(pay to ord: ciduu alaabta ka gadayo, expenses item: kharashka. Quantity: inta xabo, cost:lacagta

3.       alaab kusoo gadasho dayn ahaan 8
1-vendors. 2-receive items and inter bill(vendor: shirkada aad alaabta ka heshay, refr: warqad tixraac ah. Items:magaca shayga. Quantity: inta xabo. Cost: inta lagaa siiyey
F:G alaabtu haday cusubtahay aan hore udiiwaan galin qaabkan samee( magaca shayga qor ka bacdina dooro inventory party, sales price: lacagta lasiin doono ku qor, khhanada income waxaad hoos gaysa sales)(hs qorin cost iyo on hand, dhanka kale kasoo gali)

4.       Dayntii nalagu lahaa ayaan bixinayaa (3)(8) 11
1-vendor menu. 2-pay bills(hadaad lacagta wada bixinaysid tikta saar shirkada lacagta kugu leh, hadii kale "amount to pay" waxaad ku qortaa lacagtaad bixinaysid.
F:G  khasnada lacagtu kuugu jirto hoos ka eeg (pay sellect bill)- done

5.       Qaabka loo qoro kharashka 13 A
1-banking. 2-write check.(bank account: dooro meeshay lacagtu kuu taalo sida khasnad,pay to ord: cida kharashka lasiiyey(haduu ku cusubyahay, add kabacina dooro employee ama vendor). Account: ku qor mushahar hadii aanu aqoon add ka bacdina dooro Expenses save & close amount: ku qor lacagta, memo: faahfaahin.

6.       Bedelida Passwordka  18
1-company. 2-change your password

7.       sida loo xadido gelida quickbooka 19
1-company. 2-users. 3-set up users and roles"passwordka geli si uu u garto inaad adminkii tahay"(,new user,username,passsword,available roles"qofka waxaad siisaa ruulka aad arabtid inuu qabto

8.       sida backupp loogu sameeyo flash ama meel kale 22
1-file, 2-back up, 3-create local back up. 4-next(tells where, waxaad doorataa meeshii la dhigi lahaa, ok markaad aragtid save item kabacdina finish, ha dooran next

9.       xogtii sidii aad di ugu koobin lahayd computerka 23
1-file, 2-ooen or restor company. 3-local. 4labo jeer click sii markaad hesho back up, 4- next, meeshaad wax dhigan lahayd , kabacdina save ka dib ku qor passwordka adminka.

10.   sida alaabta looga saari laha liista alaabt 24
1-list. 2-items list. Muuska dhanka midig taabo kabacdina 3- make item inactiv

11.   sida vendors inactiv looga dhigi lahaa(la tir tiri karo) 26
1-vendor menu. 2-vendor center, 3- dooro shirkada, 4-edit menu. 5-make vendor inactive(hadaad isku daydi inad delet samayso wuu kadiidayaa haday balance jiro.

12.   sida alaabta loogu soo celin lahaa liista alaabta 29
1-list. 2-item list, 3-edit, 4-show inactiv items

13.   sida vendors activ looga dhigi lahaa(la tir tiri karo) 28
1-vendor. 2-vender center,(meesha kore ee ku qoran active vender, waxaad ka dhigtaa all vender ka bacdina tikta ka qaad )
14.   Ogaanshaha Daynta socodkeeda, dayntu ma kor bay usocotaa mise hoos 30
1-report. 2-sales. 3-sales by customer summary
(halkaa waxaad ka arkay dhamaan dadka dayna kaaga maqantahay )

15.   Ogaanshaha dhaqdhaqaaqa dhanka lacagta kusoo gashay  31
1-report. 2-Company and finance. 3-Balance-sheet standar. 4-Undeposited fund.
Balse hadii aad sii rabtid lacgta wax lagu gatay aanse ku jirin lacagayow hore aan dayn ugu bixisay ee laguu keenkey. Markaa waxaad raacay qaabkan soo socda------
1-customize report. 2- filters. 3-box yar ay ku qorantahay (filter) waxaad ka doorataa (transaction typ). 4- meesha ay ku qorantahay (all) waxaad ka doorataa (sales recript)

16.   Qaabka lacgta kuu taala accountka undeposited loogu dalaco meel kale BWK
1-banking menu. 2-transifer funds(transifer fund from: waxaad doorataa undiposited fund)(transifer fund to: waxaad doorataa meeshaad lacagtaas dhigtay )(transifer amount: lacagta aad wareejinaysid)

17.   Qaabka tafaariiq loogu gado alaabta inventoryga ah BWK
1-bank menu. 2-write check (kabacdi alaabta qor oo set upgaree oo markaad dooratid inventory party, ha qorin sida costiga shyga, sales priceka, amase on hand iwm, waxaad kaliya aad qoraysaa income account oo aad hoos gaynaysid (sales) kabacdi save and close )(mar kaad qoraysid tusaale kiishkii bariiska ahaa waxaa qoray inaad inaad kusoo gadatay qiimihiisa caadiga ah laakiin hadhaw markaad iibinaysid waxaad isticmaalay qaabka kilo ah tusaale kiishku waa 50 kilo markaad kala badh gadayso waxaad dhahay 0.5 iwm )
18.   Qaabka liis alaab ah aad kusoo diyaarisay Excelka aad hal mar ugu shubankartid quickbook.
Marka  hore excel soo furo kuna kala qor daaqadaha(item name, sub item of, cost, sales prise, cost of goods sold, prefered vendor, income account, asset account, reorder pt min, max, total value(cost*quantity on hand), manufactures part number, quantity on hand) markaad intaa aad kusoo qortid excelka  koobi dheh markaas waxaad u imanay dhanka quickbooka adoo tegeya
1-items 2-list items 3- dhanka hoose ka dooro excel ka bacdina past , markuu kuu soo boxo liis dheer meel ka mida door kabcdina muuse dhanka midig click sii adoo kasii doornaya PAST
19.   Qaabka company aad u delet garany kartid
Marka hore xidh company adoo raacaya habka
1-file. 2-Close company. Markaa waxaa kusoo baxaya all company oo ku jira qafisyar ama box yar kabacdina Edit list ku dhufo, oo dooro  kompaniga aad rabtid inaad saartid markaad ku aragtid tickta inay kuu saarnatay kudhufo OK.
Wuu ka baxay, hadii aad aad rabtid inaad dib usoo celisid waxaad ka baadhay meeshii aad hore ugu savegaraysid markaasaa click soo siinay siaad mar labaaad u heshid.
20.   Alaab aad hore u galisay quickbook ayaad aragtay xisaab xidhkii inay isleekaan waayey
Waxaa laga yaaba inay qayb burbureen side wax uga bedil karaa
1-vedors. 2-inventory activity. 3-adjust quantity/value on hand(waxaad eegtaa ACCOUNTka ay ku qoranatahay adjestment Account hadaad doonto waad bedeli kartaa oo mid kale waad ku qori kartaa oo set aup taabo hadan hoos gee accounka COST OF GOODS SOLD save and close. Meesha ay ku qoranatahay items kazoo saar alaabta is dhintay quantity on hand waa intii aad hore u galisay, new quantity waa inta hada aad haysid, markaa wuxuu kuu shegayaa inta farqiga ah dhanka hoosena wuxuu kuugu sheegayaa lacagta isdhimi doonta intuu yahay. Markaa waa inaad ogaataa inuu saamayn doono inventory party iyo net income, sidaad u eegtid account lacagtu ku ururay  tag accounka ah profit and loss standard)


        DACKEASY


1.       QAABKA LOO DIIWAAN GELIYO VENDORKA
1-EDIT MENU . 2-VENDOR AMA (Alt+E+V)
2.       Daynta ay dadku nagu leeyihin 3
DACKEASY: 1- Transaction. 2- payable ledger
3.       marka amaahdii laguu keeno 12

DACKEASY: 1. Transaction. 2. Cash entry, 3. Receipt
4.       Accounting payable bixinteeda
1-transaction, 2-cash entry, 3-payments
5.       BACK UP AND RESTORE
1-FILE 2-backup or restore
6.       Deposit
Laba qaab baan loo sameeyaa a) adooo isticmaalaya journal ama b)cash receipt amase acounka hortaada ka muuqda ee RECEIPT amase shortcutka CTL+R
b) 1- transaction. 2-cash entry. 3-receipt 
waxaad kaliya ku buuxin meesha paid from: GL waxa kale waa sidoo kale





















Comments